Monthly Archives: August 2021
Kiisaska Cudurka COVID-19 ee Muqdisho oo kordhay
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee ugu dambaysay.
Warbixinta wasaaradda waxaa...
Hay,adda sirdoonka Norwey oo ilaala u sameysay Gudoomiyaha Xisbiga Sp.
Oslo,:-Hay,adda Nabad sugida iyo sirdoonka Norwey ee loo yaqaan (PST) ayaa ilaala gaar ah u sameysay Gudoomiyaha Xisbiga SP Trygve Slagsvold Vedum.
Sirdoonka Norwey ayaa...
Rooble oo si adag uga jawaabay war kasoo baxay Xafiiska Farmaajo{AKHRISO}
Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya oo si adag uga soo horjeestay qoraalkii xalay ka soo baxay xaafiiska Madaxwaynaha JS, isgaoo sheegay in xukuumadda Soomaaluya ay dalka...
Faafaahin: Askar Itoobiyaan ah oo isku dishey magaalada Baardheere
Askar u dhalatay dalka Ethiopia oo kamid ah ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa maanta isku dishey magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Labo askari ayaa la...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwo kalena Magacaabay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku...
Taliska Booliska degmada Walanweyn oo digniin soo saaray
Taliska Booliska degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa digniin adag u waxaa uu u diray dadka Gudaha degmada ku dhex sameeya ama ku...
Taliyaha Cusub ee Booliska Magaalada Jowhar oo xilka la wareegay
Munaasabad kooban oo ay xilka kukala wareegayaan taliyihii hore ee saldhiga degmada Jowhar iyo taliyaha cusub ee dhawaan la soo magacaabay ayaa lagu qabtay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo Maanta soo gaartay...
Puntland oo shir ka yeelatay kororka Cudurka COVID-109
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan, ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Qardho, kaas oo la xiriira u kuur-galida iyo ka jaawaabidda...
DF Soomaaliya oo ka jawaabtay cabashada shacabka Muqdisho
Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay cabasho ka timid shacabka ku dhaqan Muqdisho, waxayna sameeyeen howl-gal ka dhan ah...