28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Soomaaliya oo u gudbisay Qaramada Midoobay qorshaheeda isbedelka cimilada

0
Ra’iisul wasaare ku -xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay in ay Soomaaliya Qaramada Midoobay u gudbisay qorshaheeda tabarrucaadka Qaran ee waafaqsan heshiiskii Paris...

Al-shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay Nin ay sheegeen inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed...

0
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud waxay Shalay galinkii dambe ku dileen nin ay sheegeen inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed...

William Ruto oo ka hadlay safar laga joojiyay inuu ku tago Uganda

0
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, William Ruto, ayaa ka hadlay tallaabadii looga joojiyay safar uu doonayay inuu ku tago dalka Uganda. Wareysi uu siiyay Idaacada...

Madaxweyne Deni oo maanta shaacinayo liiska musharraxiinta Aqalka Sare

0
Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in saacadaha soo socda la filayo in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni uu ku dhawaaqayo liiska xubnaha musharraxiinta...

Dhalinyarada Soomaaliyeed waa inay u istaagaan helitaanka matalaada ay xaqa u leeyihiin

0
Dhawaan waxaa nagu soo fool leh doorashadda Soomaaliya. Doorashooyinkani waa kuwa ka duwan kuwii aan hore u soo arki jirnay, sababtoo ah waxaa iska...

Rooble iyo Ashakir oo u hanjabay xubnaha guddiga doorashada ee Cabdi Xaashi{AKHRISO}

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Cabdixakiin Ashkir ayaa u hanjabay xubnaha uu soo magacaabay Cabdi Xaashi ee...

Dowladda Soomaaliya oo ku howlan qaban qaabada soo celinta ciidamada lagusoo tababaray dalka Eritrea

0
Kumanaan Askari oo Soomaali ah oo tababar ku qaadanaya Eritrea ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan dalkooda, sida uu sheegay sarkaal dowladda...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay Guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle. Guddigan oo ka kooban 15 xubnood ayaa waxaa...

Xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Gudiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay

0
War qoraal ah oo ay soo saareen Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa waxaa lagu shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga doorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi. Qoraalka oo...

Galmudug oo hubka ka mamnuucday Dhuusamareeb & Gaalkacyo xilli Musharixiin ku heystaan

0
Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saarey amaro culus oo ku socda hubka iyo gaadiidka dagaal ee lala tagayto magaalooyinka doorashooyinku ka dhacayaan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...