Monthly Archives: September 2021
Madaxda Xisbiyada AP,SV,SP oo wada hadalo maanta u furmay
Oslo:- Hogaamiyayaasha Xisbiyada ku guuleystay doorashada Norwey ayaa maanta u furmay wada hadalo ku aadan sidii dowlad wadaag u soo dhisi lahaayeen.
Gudoomiyaha Xisbiga AP...
Faah faahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ku leeyihiin...
Maxaa ka jira in France ay bixineyso kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka?
France ayaa beenisay warbixin maanta lagu daabacay wargeyska Britain ee Daily Telegraph oo sheegeysay inay kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee QM ay...
Somaliland ” Wax Shaqo ah kuma lihin doorashooyinka Soomaaliya
Xukuumadda Soomaaliland ayaa sheegtay in wax shaqo ah ku laheyn howlaha doorashooyinka ee doadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ka socda Magaalada Muqdisho...
Mareykanka: Abiy Ahmed & TPLF waxa ay Cunaqabateyn uga badbaadi karaan in ay heshiiyaan.
Sii hayaha Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibadda Bariga ee Mareykanka Bryan Hunt ayaa Maamulka Abiy Ahmed & Xoogagga Tigray ee TPLF ku wargeliyay in ay...
Cabdi Xaashi & Mahdi Guulleed oo dhaleecayn xooggan kala kulmaya Liiska musharaxiinta Aqalka Sare...
Liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee goboladda Waqooyi oo ay 21 February 2021, shaaciyeen gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka waqtigu ka dhacay Cabdi Xaashi Cabdullaahi...
Ninki dilka ka geystay Xarunta NAV Bergan oo xabsi KMG ah lagu xukumay.
BERGAN:- Ninkii shalay weerarka mindida ah ka geystay Xafiiska Ceyrta NAV ee Magaalada Bergan ayaa boolisku xaqiijiyeen in xabsi KMG ah la galiyay.
Weerarkaas ayaa...
Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Hooyada Ikraan Tahliil Faarax oo lagu Magacaabo Qaali Guhaad.
Wasiirka iyo...
Shir Muqdisho uga furmay Guddi ka Shaqeynaya bixitaanka AMISOM
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga...
Ciidamada dowladda & kuwa Jubbaland oo howlgal Wadajir ah fuliyay
Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ururka 5 aad Guutada 16 ee Ciidanka Kumaandooska DAMAB iyo ciidamada dowlad goboleedka jubbaland sida...