28.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay

0
Xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar jidgal ah ku qaadeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamo...

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geeysay Dhuusamareeb

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaarad sida Ciidamo ka tirsan Guutada Gorgor ee Kumaandoosta Soomaaliya...

faafaahin: qarax ka dhacay iskuul ku yaala degmada Balcad.

0
Weerar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay gudaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo jugtiisa laga maqlay...

Jeneraal ZAKIYA: “Inta aan xilkan hayo ma aroosi karo”{AKRISO}

0
Taliya ku-xigeenka labaad ee ciidamada booliska Soomaaliya Jeneral Zakiya Xuseen ayaa qortay sheeko kooban oo nolosheeda ku saabsan oo ay ugu magac dartay “Xilka...

Xisbiga Kulmiye oo si kulul uga hadlay isbahaysiga ay samaysteen Xisbiyada Mucaaradka

0
Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland, ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani ay baal mareen hannaanka loogu tartamo...

Dhageyso: sheekh Fu’aad Bin caqiil oo ku baaqay in la Caawiyo Qoyasaska ay saameeyeen...

0
Sheekh Fu’aad in Caqiil oo ka mid ah Aqoonyaanada Somaaliyeed ee Qurba joogta ah kuna noo Dalka Sweden ayaa ka hadlay fataahada Wabiga shabeele...

Dhageyso: Musharax Xildhibaan Daahir Xasan Xuseen oo soo dhaweeyay doorashooyinka dhawaan dalka ka...

0
Mushrax Xildhibaan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Somaaliya Mudane Daahir Xasan Xuseen (Daahir) Ayaa so dhaweeyay Qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga Qaranka ee...

DFS oo dalbatay in la baaro Sababta haween looga weeyay doorashadii ka dhacday Somaliland

0
Wasaaradda Haweenka Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay nasiib darro tahay in Doorashadii Golaha wakiilada ee ka dhacday degaannada Soomaaliland ay Haween...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo go’doon ku ah baadiyaha Shabeellaha Dhexe {AKHRISO}

0
Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa muddo ka badan 10 cisho waxa uu ku sugan-yahay degaano ku yaalla gobalka Shabeellaha...

Guddiga xaqiijinta guddiyada doorashada oo shaaciyay xubnaha lagu helay cabashadii laga soo gudbiyay

0
Guddigii uu Raysal wasaaraha Soomaliya dhawaan u xilsaaray soo xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka dalka ee tabashada laga soo gudbiyay ayaa ku dhawaaqay in...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...