Dhageyso: sheekh Fu’aad Bin caqiil oo ku baaqay in la Caawiyo Qoyasaska ay saameeyeen fatahaada wabga shabeele uu ka geystay Magaalada Jowhar

Sheekh Fu’aad in Caqiil oo ka mid ah Aqoonyaanada Somaaliyeed ee Qurba joogta ah kuna noo Dalka Sweden ayaa ka hadlay fataahada Wabiga shabeele uu ka geystay Magaalada Jowhar
Sheekh Fu’aad ayaa ugu baaqay Hay’adaha Sam faka iyo shacabka Somaaliyeed wax heysata in ay garab istaagaan dadka dhibaateysan ee daruufaha adag ay ku heysato Magaalada Jowhar.
Magaalada Jowhar ayaa waxaa go’doomiyay Fataahadaahada Wabiga shabeele kaas oo karkaarada ka jabasady Tuulada Baareey oo ka id ah Tuulooyinka Hoostaga Magaalada Jowhar