Home 2021
Yearly Archives: 2021
Laftagareen oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay xaaladda dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odeyaasha Dhaqanka ee ku mool egaannada Koonfur Galbeed.
Laftagareen...
Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha iyo Waakiilada beesha caalamka ayaa waxaa xilligaan u socda Shir dhinaca Internetka ee Aalada (Zoomka).
Kulanka ayaa waxaa ay...
Dowladda Soomaaliya & Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ah.
Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ee TVET ayaa...
Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay Xaalada Cakiran ee Muqdisho
Qaramada Midoobay, ayaa shaacisay in ay ka walaacsan tahay Rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, oo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ka soo horjeeda.
Qoraal...
Ciidamo fariisin ka sameystay Xaafado u dhow Madaxtooyada
Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan iyo hub cul culus ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay fariisino cusub ka sameysteen Xaafado...
QM oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaalada ka dhacay Muqdisho
Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujisay dagaalada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taageersan mucaaradka ku dhexmaray Magaalada...
Waa Sidee Xaalada Magaalada Muqdisho ?
xaaladda magaalada Muqdisho ayaa deggan kaddib dagaallo culus oo shalay iyo xalay ka dhacay magaaladaasi.
Qaar ka mid ah waxgaradka magaalada ayaa wada dedaallo ay...
Dhageyso: Xisbiga Amniga iyo cadaaladda oo Taageeray go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika ‘...
Shir jaraa’id oo uu warbaahinta u qabtay Gudoomiye ku xigeenka Xisbga Amniga iyo cadaaladda Dr .Cali Cabdi Baab ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo...
UK iyo Midowga Yurub oo cambaareeyay rabshadihii ka dhacay Muqdisho
Danjiraha UK iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay dagaaladii shalay illaa xalay ka dhacayay Magaalada
Qoraal kooban oo ay so dhigeen Twiterka ayay...
RW Rooble oo ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya dalka Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay inay ka xun...