28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Booliska Gobolka Bari oo qabtay dad Cunto ka Ganacsanayay Bisha Ramadaan

0
Booliska Gobalka Bari ayaa Maanta howlgallo ay ka sameeyeen Magalada Boosaso ku galay Goobo lagu Iibinaayay Cunooyin Bisil, iyada oo lagu guda jiro Bisha...

Museveni oo dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka hawlgalay Somalia

0
Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni waxa uu darajooyinka u kordhiyey 40 Saraakiil Sarsare oo ka tirsan Ciiddanka...

Wakiilkii hore ee Midowga ee Soomaaliya oo geeriyooday

0
Bayaan kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu shaaciyay in uu geeriyooday Danjire Boubacar Gaoussou Diarra, oo ahaa Wakiilka Gaarka ah...

banaan bax looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho Waxaa ka bilowday  dibad bax  looga soo horjeedo madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Bananaabaxa ayaa ayaa ka dhacay  Isgoyska Fagax...

Deg Deg: Baabuur looga shakiyay in ay saaran yihin walxaha qarxa oo la...

0
Baabuur  Nuuca  xamuulka qaada , oo looga shakiyay  in ay saran yihiin walxaha qarxa ayaa  lasoo dhigay agagaarka Isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho Illo...

Dad badan oo ku dhintay dab qabsaday Isbitaal lagu dabiibo bukaannada COVID19 oo ku...

0
Illaa iyo 23 qof ayaa ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka degdegga ah ee bukaanadda xanuunka COVID19 ee Isbitalka Ibn al-Khatib ee duleedka...

Ciidamo ka gadooday Dawlada Federaalka oo soo gaaray duleedka Magaalada Muqdisho

0
Ciidamo gadoodsan  oo ku hubaysan noocyada kala duwan islamarkaana wata  gaadiidka dagaalka, ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo...

Dawlada Soomaaliya oo dhaqaale xumo ay soo wajahday

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaciyay  in markii u horraysay Xukuumadda  ay soo la soo darastay  dhaqaale yari tii  ugu darnayd,...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Go’aannadii Midowga Afrika.

0
Maamulka Jubbaland ayaa cadeeyay mowqifkooda ku aadan Go’aanadii kasoo bay Shirkii dhawaan ay Magaalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ku yeesheen Golaha Amniga &...

faafaahin:Guddoomiyihii degaanka leego oo qarax lagu dilay.

0
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay xilli dambe qarax lagu dilay Guddoomiyihii degaanka leego ee Gobolkaas, xilli uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...