25.2 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Ciidamo Taabacsan Midowga Musharixiinta oo la wareegay Xaafado ka Tirsan Muqdisho

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay lumisay gacan ku haynta qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho Xaafado ka Tirsan degmooyinka Cabdicasiis  iyo...

Danjirihii hore Maraykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo Eedeeyn Kulul u Jeediyay Madaxweyne Farmaajo

0
Danjirihii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadley xaaladda Soomaaliya ee xilligan, gaar ahaa is-mari waaga arrimaha doorashada, isaga oo si...

Jeneraal Koronto oo ku hanjabay in Jawaabta ku haboon ay ka bixi doonaan Weerarkii...

0
Jeneraal Maxamuud Macalin Koronto oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xabadihihii xalay lagu riday Baabuur uu la socday Taliyihii...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Koongo Mr Felix Tshisekedi

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Felix Tshisekedi. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi...

Madaxweynaha Puntland oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis ku xiran Xabsiyada Puntland

0
  Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dalka Koongo+ Sawiro Daawo

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas oo booqasho labo maalmood ah...

Ciidamo ka tirsan booliska AMISOM oo soo gaaray Muqdisho

0
Cutub ka kooban 144 sarkaal oo boolis ah oo ka socda dalka Nigeria ayaa yimid Soomaaliya, si ay uga mid noqdaan howlgalka midowga Afrika...

Agaasimaha Human Rights Watch: Farmaajo wuxuu ku dayanayaa Isaias Afwerki{AKHRISO}

0
Wali waxaa isa soo taraya wararka la xiriira ka falcelinta tallaabadii dhawaan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay wakhtiga ugu kordhiyeen hay’adaha dolwadda federaalka...

Taliyihii hore ee NISA oo sheegay in uu ka badbaaday isku day dil

0
Waxaa xalay lagu rasaaseeyay agagaarka Bar-koontorool oo ku taalla Isgoyska Marinaayada ee Magaalada Muqdisho Gaadiid uu watay Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya Cabdiraxmaan...

Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku dhawaaqay go’aan Wadajir ah.

0
Galmudug iyo Puntland ayaa ka qabsoomay caasimadda Gobolka Mudug ee Magaalada Gaalkacyo. Shirka Iskaashiga amniga waxaa shir guddoominayey wasiirada Amniga labada maamul ee kala ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...