28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Mareykanka oo dib u soo celiyay Saraakiil uu kala baxay Soomaaliya.

0
Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha mareykanka ee Ciidamada DANAB ee xoogga dalka Soomaliyeed ayaa waxaa ay db ugu soo laabteen Xerada Tababarada Ciidamada eek u...

Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka oo Teendhada Afisiyooni shir uga furmay

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xerada Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo halkaasi ku tegay si deg...

Booliska oo sheegay in dad loo qabtay dilka Guddoomiyihii degmada Xamar jajab

0
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dad lagu tuhmayo dilkii xalay loo geystay Xaafada Sarkuusta Guddoomiyihii Maamulka degmada Xamar Jajab...

Axmed Madoobe oo Farmaajo ku eedeeyay in god uu ku riday dalka{AKHRISO}

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xilligaan dalka, shirarkii frashilmay ee uu uga qyeb galay Magaalada Muqdisho...

DEG DEG:- Saxaafadda oo banaanka looga saaray kulanka Deni & Xildhibaannada

0
Kulan ayaa Magaalada Garoowe waxaa uu uga furmay Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Derni, kaas oo looga hadlayo Arrimo dhowr ah. Guddoomiyaha...

faafaahin:Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo la wareegay degaan ka tirsan Gobolka Mudug.

0
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay xalay la wareegeen degaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug. La wareegitaanka...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan yeeshay

0
Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay la yeeshay  Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage. Kulanka oo ka...

Madaxweyne oo maanta hortagaya xildhibaanada Baarlamaanka Puntland

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in maanta uu hortago Baarlamanka Puntland, si uu warbixin uga siiyo safarkiisi Muqdisho. Farriin oo xalay loo...

Dhageyso: Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Ciidamo uu soo diray Madaxweyne Farmaajo ay...

0
Xildhibaanada kala ah  Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo Cabdi Saabir Shuuriye, iyo odayaasha beesha Habar Gidir , ayaa xalay shir jaraa’id ku qabtay xaafadda...

Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo la dilay

0
Wararka naga soo gaaraya degaanka Sarkuusta ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Gudoomiyihii Degmada Xamar Jabab, Maxamed Cabdi Axmed (Xayle) ay xalay Halsaasi  ku...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...