25.2 C
Mogadishu
Wednesday, July 2, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Turkiga oo soo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibeyaal ah

0
Ciidamada ilaalada xeebaha  ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibaayal ah, kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib u soo celisay. Dowladda Turkiga...

Booliska Gobolka Bari oo Gacanta ku dhigay Koox dhac geystay

0
Taliska Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa sheegay inay  ku guleesteen in ay gacanta ku dhigaan dad dhac iyo dhaawac u geestay qof shacab ah...

Madaxweynaha Argentine oo laga helay Karoona Fayras

0
Madaxweynaha dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras. Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa  Twitter-ka: “ Waxaan dareemay...

Booliska Jubbaland oo bilaabay dhaqan gelinta Amar kasoo baxay Maamulka{AKHRISO}

0
Taliska Ciidamada Booliska  Dowlad Gboleedka Jubbaland iyo maamulka degmada Kismaayo ayaa saakay bilaabay dhaqan galinta awaamiirta lagu xakamaynayo faafitaanka cudurka Covid19. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa...

faafaahin:Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & Sarkaal ku dhintay.

0
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Milalteriga Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay Deegaanka sinadhaqo ee...

Shir u furmay Madaxda dowladda , Dowlad Goboleedyada & gobolka Banaadir

0
Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu shir uga furmay Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka oo ah mid...

faafaahin:Maamulka degmada Awdheegle oo ka hadlay weerarka Al-Shabaab.

0
Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii hore waxaa ay weerar culus ku qaadeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay daagal xoogan oo...

Farmaajo oo gaaray Teendhada Afisiyooni & Madaxda kale oo ku wajahan

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xarunta Teendhada Afisiiyooni, halkaas oo lagu wado in uu shir uga furmo...

Itoobiya & Uganda oo isku raacay kordhinta howlgalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya

0
Wasiirka Difaaca ee Uganda, Adolf Kasaija waxa uu Kulan la qaatay Danjiraha Ethiopia u joogta Uganda, Alemtsehay Meseret, iyaga oo kulankooda uga wada hadlay...

Deg deg Dagaal ka socda Shabeellaha Hoose.

0
Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa degaannada Bariire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana uu u dhaxeeya Ciidamada dowladda & Xubno ka tirsan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...