Home 2021
Yearly Archives: 2021
Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka
Weerarka oo ka dhacay agagaarka Aqalka Baarlamaanka Maraykanka ee US Capital ayaa waxaa ku dhintay hal askari, halka uu midkalena ku dhaawacmay.
Gaari ayaa ku...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Diyaarad laga celiyay garoon ku yaal Gobolka Mudug
Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay waxaa ay ka hadashay diyaarad laga hor istaagay inay ku degto Garoon ku yaal Magaalada...
Diiwaangalin lagu bilaabay askartii sida qarsoodiga ah loogu qaaday Eritrea{warbixin}
Diiwaangalin ayaa lagu bilaabay qeyb ka mid ah ciidamadii ay dowladda Soomaaliya sida qarsoodiga ah ugu dirtay dalka Eritrea sida ay xaqiijiyeen qaar ka...
Farmaajo oo sheegay inuu mar kale kulan ‘isugu yeeray’ madax goboleedyada {AKHRISO}
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale kulan isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Cusmaan...
Kooxo dil geystay oo Gaalkacyo lagu qabtay
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay,inay gacanta ku dhigeen,raggii fuliyay dil Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa laanta...
Madaxtooyada Jabuuti oo jawaab ka bixisay fariintii uu soo diray amiirka Al-Shabaab
Madaxtooyada Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay hadalkii kasoo yeeray amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubeydah, kaasi oo ku baaqay weeraro kali-duul ah oo...
Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Twain
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintey iyadoo tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen ka dib markii tareen uu ka leexday qadkii loogu...
faafaahin:Nabaddoon caan ka ahaa gobolka Gedo oo lagu dilay degmada BELED-XAAWO
Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dishay nabaddoon caan ka ahaa degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, xili uu kasoo baxay masjid ku yaal degmadaasi.
Nabaddoonka...
Madaxweynaha Jubbaland oo Arrimaha doorashada kala hadlay Safiirka Sweden
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoygiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo...
Xuutiyiinta oo duqeeyay Caasimadda Sacuudiga ee Riyadh
Qoraal uu Afhayeenka Kooxda Xuutiyiinta Yemen, Kolonel Yaxya Sariic soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inay Waaberigii hore ee maanta duqeeyeen waxa uu...