Home 2021
Yearly Archives: 2021
Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamanka Puntland oo u geeriyooday dhaawac ka soo shil baabuur
Xildhibaanka Tirsan Baarlamanka Puntland oo lagu magacaabo Cali Axmed Salaad Cali Dhahar ayaa u geeriyooday dhaawac culus ka soo gaaray shil baabuur i oo...
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho
Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada muqdisho eel ala beegsaday maqaahida Luul yemani ee ku taala degmada Xamar Jabab ee gobolka...
Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay in markii Shanaad uuTartamayo
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxayo xilka madaxtinnimada doorashada bisha soo socoto dalkaasi ka dhici doonto...
Mo Faarax oo ku guuleystay Tartan Orod ah oo ka dhacay Dalka Jabuuti
Dalka Jabuuti waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan dhanka orodka ah oo ka socday dalkaas.
Waxaana kaalinta koowaad ku guuleystay Maxamed Faarax oo ka socday Britain...
Dawlada Federaalka oo ka War bixisay Kiisaskii ugu dambeeyay Cudurka Covid19
Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 191 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona halka iyo 20 qof oo kale ay...
Madaxweynaha Puntland oo Iclaamiyay dagaal ka dhan ah Alshabaab
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni oo maanta warfidiyeenka kula hadlay Magalada Boosaaso, ayaa Iclaamiyay dagaal culus oo lagu qaadayo Al-shabaab, kaas oo oo...
Taliska Ciidanka Maraykanka Africom oo ka hadlay Hawgalada ay ka Fuliyan Soomaaliya
Warbixin qiimayn ah oo ka soo baxday Taliska Ciidamada Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa faahfaahin ka bixisay weerarada ay ciidanka maraykanku ka fuliyeen Qaaradda...
Taariikhda Taalada Daljirka Dahsoon iyo waxa ay ku caan baxday
Taallada Daljirka Dahsoon waxay astaan u tahay qabuuraha askartii Soomaalida ee u dhintay difaacidda Jamhuuriyadda Soomaaliya, balse aan la aqoonin. Waa calaamad muhiim ah...
Alshabaab oo sheegatay Mas’uuliyada Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho
Al-Shabaab ayaa ka hadlay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxa ayna sheegteen mas’uuliyada Qaraxaasi ‘ iyaga oo tilmaamay in ay la beegsadeen xubno...
Xogta Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali Doodisho oo ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho , w Gaashaanle Sadiiq Aadan...