Home 2021
Yearly Archives: 2021
Kulan Amaanka looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa qabtay shirka Todobaadlaha ah ee looga hadlo Amniga Magaalada Bosaaso ee Gobalka Bar iyo...
Xukuumadda Federaalka oo ku dhawaaqday Halka lagu qabanyo banaan baxa ay qabanayaan Midowga...
War Saxaafadeed
Xukuumadda Federalka Soomaaliya iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ogolaatay mucaaradka codsigoodii...
Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiyay shir looga hadlayay Xakameeynta Covid19+Sawiro Daawo
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada Rayidka ayaa ka dhageysta...
Jilaayaasha kala ah Salman Khan iyo Shahrukh oo Jilaya Filim Cusub
Xiddigga Bollywood, Salman Khan, ayaa la xaqiijay inuu ka soo muuqan doono Filimka cusub Shahrukh Khan uu ku mashquulsan yahay ee Pathan, kaas oo...
Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Puntland oo xukun ku riday Wariye Kilwe Aadan
Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee Puntland ayaa maanta saddex bilood oo xabsiya ku xukuntay wariye Kilwe Aadan Farax oo maamulka Puntland u xirnaa muddo 60...
Wasiir Dubbe oo sheegay in uu dhaqan galay Amarkii Dawlada ay soo rogtay ee...
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay amarro cusub oo lagu sheegay in lagaga hortagyo fiditaanka fayraska korona maadaama oo cudurka Covid-19 aad...
Dagaal dhexmaray Ciidamada Militariga Itoobiya iyo kuwa Suudaan
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Suudaan dhulka lagu mursan yahay ee ku yaalla xadka labada dal,...
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo kulan Baladweyne kula yeeshay Waxgaradka Gobolkaasi
Wasiirka arrimaha guduha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kula kulmay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka...
Ilhan Cumar oo dooneysa in la ciqaabo Maxamed Bin Salmaan
Ilhan Cumar oo Minnesota ku metasha Congress-ka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday hindise sharciyeed ay ku doonayso in dhaxalsugaha Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salman,...
Wadanka Afgaanistaan oo noqday meel lagu Ugaarsado Suxufiyiinta
Saddex Dumar oo u shaqeynayay xarun TV ah oo ku taal magaalada Jalalabad ee dalka Afghanistan ayaa la toogtay, weerarkan ayaa ah kii ugu...