Home 2021
Yearly Archives: 2021
Puntland oo Amar ka soo saartay in la deegaameysto Dooxooyinka Woow iyo Bixin
Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa amaayr in la burburiyo dhammaan dooxooyinka Bixin iyo Woow oo dhaca duleedka waqooyi ee caasimadda Garoowe.
Wasiirka...
Maleeshiyo Dad shacab ah ku dishay gobolka Galgaduud
Wararka ka Imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay Dad shacab ah oo gaari saarna ku dileen Wadadau dhexeysa Cadaado iyo Gelinsoor
Maleeshiyo...
Puntland oo Codsatay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo lagu qabto Xalane
Maamulka Puntland ayaa ku Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu Sameeynaayo qorshe carqaladeynaya xalka loo raadinaayo hibaatooyinka hor taagan geeddi socodka doorashada Soomaaliya.
War qoraal ah...
Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Axmed Dhimbil Casoowe
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...
Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho
Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Aqalka Hoose Barlamaanka Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allaha u naxriistee Xildhibaanka ayaa...
Dawlada Federaalka oo soo rogtay Amaro lagu xakameeynaayo Cudurka Covid19
Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya, Abuukar Cusmaan Dubbe, ayaa ku dhawaaqay go'aanno ay dowladdu amarro ugu soo rogtay shacabka.
Abuukar Dubbe ayaa sheegay in...
Dhageyso: Korneyl Rufle oo ka hadlay duqayn diyaaradeed oo Caawa ka dhacday gobolka Gedo
Wararka ka Imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaradaha dagaalka Ciidanka Kenya opo ka Tirsan Amisom ay duqeyn la beegsadeen Gaadiid booyado ah oo...
Midowga Musharixiinta oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir Warbaahinta Ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo inuu xagal-daacinayo wada-hadallada ay kula jiraan Ra’iisul Wasaare...
Beesha Caalamka oo soo dhaweeysay Kulankii dhexmaray RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay sii socoshada wadahadalada dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha.
Qoraal...
Mareykanka oo ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah...
Mareykanka ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran oo uu maamulo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan.
Jimcihii...