28.9 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Maxay ka Wada hadleen Qoor Qoor iyo Madaxdii hore ee Qaranka ?

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif sheikh Axmed ‘ Xasan  Sheekh Maxamuud...

Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Booliska oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ayaa caawa Taalada Daljirka Daahson ku toogtay Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya. Marxuumka la toogtay ayaa waxaa lagu magacaabi...

Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo Walaac ka muujiyay Xaalada Caafimaad Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali

0
Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo ka mid  ah Xisbiyada Siyaasdeed ee ka jira Dalkeena Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaalada Caafimaad eek u sugan...

Wasiir Oomar oo ka hadlay xaalada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadaee XFS , Maxamed Salaad Oomaar ayaa shaaciyay in xaaladda garoonka diyaaradaha Muqdisho ay tahay mid wanaagsan diyaaradahana sidii hore ...

Agab lagu wareejiyay Wasaarada Cifaadka si wax looga qabto Cudurka Safmaeka ee Covid19

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka ee XFS, si wax...

Dhageyso: Dr Cali Cabdi Baab oo ka hadlay qalalaasihii shalay ka dhacay Muqdisho

0
Dr. Cali Cabdi Baab ooo ka mid ah Siyaasiyiinta Qurbo Joogtaha ah kuna ku sugan Magaalada London ayaa ka hadlay Wixii shalay ka dhacay...

Waa Sidee Xaalada Magaalada Muqdisho?

0
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta degan kadib qalalaasihii ka dhacay Magaaladaan . Isu socodka gaadidka ayaa si caadi ah ku soo laabtay kadib markii shaley...

Qm oo ka walacsan Xaalada Muqdisho

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in si weyn uu uga walacsan yahay qalalaasihii shaley ka dhacay Muqdisho. Wuxuu ugu baaqay dhammaan dhinacyada isku...

Midowga musharixiinta oo shaaciyay in ay xoojinayan banaanbaxyada si Xukun kaligi italis ah...

0
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa shaaca ka qaaday  inay joogteyn doonaan bannaan baxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalka aysan ka abuurmin...

Ururada Bulshada Rayidka ah oo Walaac ka muujiyay Rabshadihi ka dhacay Muqdisho

0
Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay xasillooni darrada ka jirta Muqdisho. "Waxaan nasiib daro wayn u aragnaa xasilooni darida...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...