Agab lagu wareejiyay Wasaarada Cifaadka si wax looga qabto Cudurka Safmaeka ee Covid19

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka ee XFS, si wax loogu qabto dadka la xanuunsanaya Caabuqa Coved19 ee ku jira Cusbataalka Martiini.

Agabkan oo isugu jira qeybaha kala duwan ee lagula tacaalo Cudurka Covid 19 ayaa waxaa ka mahad celisay Wasiirka Caafimaadka

xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur iyadoo aad usoo dhoweysay tallaabadan ay qaadeen maamulka Gobolka Banaadir.

Hase ,ahaatee, Agabka lagu wareejiyay wasaarada Caafimaadka ayaa ku soo aadaya xili Cudurka Safmarka Covid19 uu Dad badan ku waxyeeleyay Muqdisho

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com