Home 2021
Yearly Archives: 2021
Meydadka Dumar Jirkooda Rasaas ay ka muuqato oo saakay Degmada Deyniile lagu arkay
Wararka ka imaanaya Xaafada War laliska ee Degmada Deeyniile ayaa lagu soo waramayaa saakay halkasi la soo dhigay Meydadka Haween Jirkooda ay rasaas ka...
Hay’adaha Amniga ee Dawlada ooXalay dhagaxyo dhigay Bartamaha Isgoyska Dabka
Hay,adaha Amniga ee Dawlada Federaalka ayaa xalay dhagaxyo ku xiray bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.
Baabuurta isticmaasha wadada Maka Al-mukarrama ayaa toos uga gudbi...
Shir U dhexeya Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo maanta Baydhabo ka Furmaya
Magaalada Baydhaba ayaa maanta waxaa ka Furmaya shir u dhexeya wakiilo ka socda Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada
Wafdiga Dawlada Federaalka Soomaaliya uga qayb...
Madaxweyne Farmaajo oo xaliyay khilaaf u dhexeyay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa soo fara geliyay khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay MadaxdaSare ee Maamulka Gobolka Banaadir
Khilaafka ayaa...
Cidanka Danab oo Hawlgal ku soo qabtay Baabuur Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Hawgal Ciidanka kumaandooska ee Danab ay ka Fuliyeen Tuulada Cadcadeey oo ka Tirsan degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha...
Bam gacmeed xalay lagu Tuuray Koontarool ku taala Magaalada Baladweyne
Wararka ka Imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeysan weerar bam gacmeed ah ay ku qaadeen bar koontarool eek...
Beesha Caalamka oo ka digtay dib u dhaca shirkii lagu ballamay in u ka...
Beesha caalamka ayaa ugu baaqday madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada inay soo afjaraan khilaafka ka dhashay heshiiska doorashada kaddib kulanka lagu wado in...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Gudoomiyay shir looga hadlayay Xakameynta Covid19
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xakameynta iyo ka hor tagga soo labo kacleynta Cudurka...
Baabuur uu la socday Imaam Maxamed Yuusuf oo caawa la rasaaseeyay
Baabuur uu la socday Imaam Maxamed Yuusuf ayaa caawa lagu weeraray nawaaxyiga maxkamada gobolka Banaadir.
Ciidamo ka Tirsan dawlada Federaalka gaar,ahaan ilaalada barkoontarool ee ku...
Maxkamadda ICJ oo qaadacday go’aanka Kenya
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala...