Home 2021
Yearly Archives: 2021
Mucaaradka Madaxweyne Farmaajo oo Abaabulaya dibad bax
Qaban qaabada dibad bax looga soo horjeedo dib u dhaca doorashooyinka iyo khilaafka saameeyay oo ka socda Magaalada Muqdisho.
Dibad baxa ayaa waxaa soo Abaabulay...
Abiye Axmed: ma dooneyno in aan Soomaalida kala qaybino
Abiye Axmed Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa shaaciyay in Dawlada Itoobiya aysan qayb ka qaadan doonin kala qeybinta Soomaalida, Waxana uuna TPLF ku eedeeyay kala...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Madaxweyne Farmaajo Waxa uu Hadda Xilka ku haayaa Waa Inqilaab
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuurkana tirsan Golaha Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu ka dhamaaday muddadii uu dastuurku u jideeyay xilka madaxweynaha, isagoona ku...
Afhayeenka Xukuumadda: Mucaaradku Dalkaan waxaa ay u horseedyaan qalalaase
Dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalo ka soo yeeray xubnaha mucaraadka oo sheegay in aysan Maxamed Cabdulahi Farmaajo u aqoonsaneyn madaxwaynaha Soomaaliya.
Musharaxiinta...
Maxaa ka soo baxay kulankii Cali Mahdi iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Mahdi Maxamed iyo xubno ka Tirsan Golaha wasiirada ee xukumadda Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku...
Cabdiraxmaan Ceynte: Dalkeenu wuxuu galay Marxalad aan weligeed hore loo arag
Cabdiraxmaan Ceynte, oo ka tirsan Xubnaha siyaasiyiinta ah ee dhaliila Dawlada Madaxweyne Farmaajo , ayaa sheegay in Soomaaliya uu gashay marxalad uusan weligiis hore...
Dib u dhac ku yimid khudbad uu maanta Golaha shacabka ka jeedin lahaa Ra’iisal...
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dib uu uga dhacay hadal uu doonayay in uu u jeediyo xildhibaanada Golaha shacabka kaddib markii xildhibaannada...
Dhageyso: sheekh shariif oo ka digay Muddo kororsi
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shariif sheikh Axmed ahna Gudoomiyaha midowga musharrixiinta mucaaradka, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay maanta Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...
Beesha Caalamka oo ku baaqday in la sii wado wadhadalada Dhuusamareeb
Qoraal ay si wadajir u soo saareen saaxiibada Beesha Caalamka ayaa lagu yiri “Saaxiibada beesha caalamka waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda...
Ma jirtaa Fursad kale oo uu Madaxweyne Farmaajo Doorasho ku qaban karo?
Waxaa maanta dhamaaday muddada xil-heynta madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Nasiib darro, madaxweynaha iyo maamulkiisuba way ku fashilmeen inay
qabtaan doorasho qof iyo cod...