Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...
Jubbaland oo sheegtay in ay dada u qabatay qarixii lala beegsaday Ciyaartooyda
Madaxweyne ku xageenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha Wasiirada Maamulkaas.
Ugu horayn Shirka...
Soomaaliya oo u gudbisay Qaramada Midoobay qorshaheeda isbedelka cimilada
Ra’iisul wasaare ku -xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay in ay Soomaaliya Qaramada Midoobay u gudbisay qorshaheeda tabarrucaadka Qaran ee waafaqsan heshiiskii Paris...
Al-shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay Nin ay sheegeen inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud waxay Shalay galinkii dambe ku dileen nin ay sheegeen inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed...
William Ruto oo ka hadlay safar laga joojiyay inuu ku tago Uganda
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, William Ruto, ayaa ka hadlay tallaabadii looga joojiyay safar uu doonayay inuu ku tago dalka Uganda.
Wareysi uu siiyay Idaacada...
Madaxweyne Deni oo maanta shaacinayo liiska musharraxiinta Aqalka Sare
Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in saacadaha soo socda la filayo in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni uu ku dhawaaqayo liiska xubnaha musharraxiinta...
Dhalinyarada Soomaaliyeed waa inay u istaagaan helitaanka matalaada ay xaqa u leeyihiin
Dhawaan waxaa nagu soo fool leh doorashadda Soomaaliya. Doorashooyinkani waa kuwa ka duwan kuwii aan hore u soo arki jirnay, sababtoo ah waxaa iska...
Rooble iyo Ashakir oo u hanjabay xubnaha guddiga doorashada ee Cabdi Xaashi{AKHRISO}
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Cabdixakiin Ashkir ayaa u hanjabay xubnaha uu soo magacaabay Cabdi Xaashi ee...
Dowladda Soomaaliya oo ku howlan qaban qaabada soo celinta ciidamada lagusoo tababaray dalka Eritrea
Kumanaan Askari oo Soomaali ah oo tababar ku qaadanaya Eritrea ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan dalkooda, sida uu sheegay sarkaal dowladda...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay Guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle.
Guddigan oo ka kooban 15 xubnood ayaa waxaa...