25.9 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dacwad hor leh oo lagu soo oogaayo Madaxweynihii hore ee DDSI

0
Xafiiska xeer ilaalinta dawlad deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya, oo muddo wadday baadhitaan ku saabsan tacaddiyadii iyo gabboodfalladii ka dhacay deegaanka, xilligii uu hoggaanka hayey...

Xubin ka mid ah guddiga uu magacaabay Qoor Qoor ee doorashada oo is-casishay{AKHRISO}

0
Xubin ka mid ah guddiga doorashooyinka Galmudug ee uu dhowaan dib usoo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor kadib xubnihii lagu celiyey, ayaa...

AL-SHABAAB oo sheegtay cidda ay ku beegsatay qaraxii ismiidaaminta ee maanta

0
Al-shabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Shabeelada Dhexe oo ay saldhig Militari ku leeyihiin...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug?

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa looga hadlay u diyaar-garowga doorashooyinka, Dardargelinta Amniga,...

Ciidanka Kenya waa in si deg deg ah looga saaro Somalia{AKHRISO}

0
Waxaa layaab noqotay in Wasiiradda Arrimaha Dibedda Kenya oo dhawaan la hadashay dhiggeeda Soomaaliya aysan kusoo qaadin duullimaadkii Khamiistii June 4, 2021 ciidamadooda ay...

Puntland”Ma jirto aayad iyo xadiis ku soo arooray gudniinka gabdhaha”

0
Wasiirka Caddaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa sheegay in aysan jrin Aayad iyo Xadiis saxiixa oo ku soo arooray gudniinka gabdhaha. “Gabdhaha gudniinkooda sharciga Islaamka...

Gudoomiyaha Xisbiga Samo oo ka tacsiyadeeyay Qaraxii dhawaan ka dhacay Exwarshadii hore Nacnaca ee...

0
Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo u Ololeeynta  ee Samo Ugaas Aweeys Xuseen Huneero ayaa ka Tacsiyadeeyay   geerida  Dhalinyaradii ku geeriyootay qaraxii dhawaan ka...

Norway oo dib u fureysa Safaaradeedii Magaalada Muqdisho

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo. Elin Bergithe...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shilal ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida{AKHRISO}

0
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa geeriyootay 13 kalena waa ay dhawacmeen kadib markii shil gaari uu ka dhacay Duleedka xarunta gobalka Qoraxay ee...

Somalia & Kenya oo kawada hadlay in dib loo furo safaaradaha Muqdisho & Nairobi

0
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud iyo Kenya Danjire Raychelle Omamo ayaa ka wada hadlay dib usoo celinta xiriirka labada Dowladood iyo in...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...