27.6 C
Mogadishu
Thursday, April 2, 2026
Home 2022 April

Monthly Archives: April 2022

Ra’iisal Wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada Gudoonka golaha shacabka

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u...

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Sheekh Aadan madoobe oo ku guuleeystay dooarshada Gudoonka Golaha Shacabka

0
Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya isaga oo helay codad gaaraya  163 wuxuuna ka...

Deg-deg Sheekh Shariif R/w Rooble iyo Hayadaha amniga oo hada shir uga socdo ...

0
Sheekh Shariif Sheekh oo ah gudoomiyaha midowga musharixiinta ayaa horkacaya dhex dhexaadin loo sameynayo hey'adaha amniga dalka iyo RW Rooble. Saldhigga Airport-ka Muqdisho ayuu hadda...

Guddoomiye Dhabancad Oo Ciidanka Amniga Ka Dalbaday Inay Xildhibaanada U Furaan Jidadka

0
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku boorriyay Xildhibaannada Golaha Shacabka inay tegaan Teendhada Afisyooni oo...

Xildhibaano loo diiday inay galaan Teendhada Afisiyooni

0
Iyada oo Maanta loo qorsheeyay in Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho in lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen ayaa waxaa jira...

Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Gaarisa & khasaaro ka dhashay

0
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo Soomaali ah oo ka hoos Shaqeeya Maamulka...

Midowga Musharixiinta oo Taageeray Doorashada Gudoonka Aqalka Sare

0
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlay doorashada guddoonka Aqalka Sare, waxayna hambalyo u direen Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo markale loo doortay guddoomiyaha Golaha ee...

Cali shacbaan oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare

0
Hangarka teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho Waxaa lagu qabtay doorashada Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare, waxaana Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha aqalka...

RW Rooble oo booqday xaruunta Safaarada soomaaliya ee Dalka Swizerland+ Sawiro

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Geneva ahna ergada joogtada ah ee QM, halkaas oo uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...