Home 2022
Yearly Archives: 2022
WARBIXIN KU SAABSAN QIIMAHA AY LEEDAHAY MAHADCELINTA!!!.
Marka ay mahadcelintu yaraato waa astaamaha lagu garto in xaasidnimadu ay ku badan tahay meeshaas, in kalgacaylka iyo wanaagu uu dhexdooda ka guurayo, farxadduna...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida Abwaan hadraawi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...
Puntland Oo Ansixisay Maalmaha Shaqada Ee Shaqaalaha Raydka ah
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, oo...
Puntland oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Degaanada ay ka taliso
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland ayaa shaacisay Natiijada 10ka kaalin ee ugu sareya Imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiyada sare ee Puntland...
Golaha shacabka oo maalinta Berri ah la horgeeyn doono Golaha wasiirada Cusub
Guddoonka golaha Shacabka ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee cod u qaadista kalsooni...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Saraakiisha Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya+ Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...
Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay Madax banaanida Shiinaha
Dawladda Soomaaliya ayaa taageertay Madax banaanida Shiinaha,.
Waxayna sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay, xili ay Mareykanka iyo Xulafadiisu doonayaan difaaca Taiwan.
Soomaaliya...
Ra’iisal Wasaare Xamze oo dhiiro gelin u sameeyay Wiil dhalin yaro ah oo Hal...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey hal abuurka xirfadda ku dhisan ee Maslax Cabdi Daahir (MaslaxArts).
Ra’iisal wasaaraa ayaa ku...
Dhageyso: Gudoomiyaha Degnmada Raage Ceelle ee gobolka shabeelaha Dhexe oo ku baaqay in loo...
Gudoomiyaha Degmada Raage Ceele ee Gobolka shabeelaha Dhexe Mudane Cumar Cali Nuur ayaa ka war bixiyay xaalada degmadaasi
Gudoomiye Cumar Cali Nuur ayaa sheegay in...
Xildhibaanad Ilhaan Omar oo la xiray kadib markii….
Xildhibaanad Ilhaan Omar ayaa la xiray iyadoo dibad bax ka dhigasay bannaanka hore maxkamada sare taladaadii sida ay shaqaalaheeda u sheegeen Idaacadda BBC-da.
Mudaaharaadka waxa...