WARBIXIN KU SAABSAN QIIMAHA AY LEEDAHAY MAHADCELINTA!!!.

Marka ay mahadcelintu yaraato waa astaamaha lagu garto in xaasidnimadu ay ku badan tahay meeshaas, in kalgacaylka iyo wanaagu uu dhexdooda ka guurayo, farxadduna dhexdooda qariib ku noqoto”.

“Qofka aan dadka u quuri karin erayo kooban oo mahadcelin ah, uma quuri karo wax ka weyn oo wanaag ah”.

Iyada oo ay diinteensuban siween loogu amaanat mahad celinta iyo iscafinta ayaa hadanah dadka soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibada waxaad modaa in ay ku yartahay mahad celinta .

Marka aad aragto dadyowga caalamka ma ahan wax ku cusub Mahad celinyta oo waxa ay kamidtahay nolol maal-meedka caadiga ah.

Waxaa warbixintan magaalada Bergen inooga diyaariyey Bile Mohamed Abdi (Bile Baastey)