26.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Xaaladda Caafimaad Ee Afhayeen Macalimuu Oo La Shaaciyey Inay Wanaagsan Tahay

0
Qarax Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa waxaa barqadii Maanta meel ku dhow Isgoyska Dabka ee Magaalada...

Maamulka Puntland oo xiray xarumo waxbarasho

0
Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa Amar lagu xirayo ka soo saartay Qaar ka mid iskuulada ku yaala   Waqooyiga Magaalada Gaalcyo xarunta Gobolka Mudug. Qoraal ka ka...

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

0
Xaaladda caafimaad ee Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay ka  wanaagsan tahay  sidii hore , ka dib markii  waxyeelo ay ka soo gaaray qarax is-miidaamin...

Deg Deg: Qarax Khasaare Geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
Faah faahino ayaa ka soo baxaya Qarax Xooggan oo ka dhacay wada Maka Almukarmah ee magaalada Muqdisho Qaraxa ayaa Fuliyay Ruux naftii halige ah   oo...

Gabar Arooskeeda Maanta La Filayay Inuu Ka Dhaco Magaalada Hargeysa Oo Geeriyootay

0
Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta quluubtooda aad u gilgilay war naxdin leh oo ku saabsan gabar arooskeeda la filayay inuu dhaco maanta oo geeri...

Xiisadda Dowladda Ruushka Iyo Ukraine Oo Meel Xun Maraysa

0
Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Ruushku qorshaynayo inuu samaysto marmarsiiyo uu ku galo dalka Ukraine. Afhayeen u hadlay Pentagon-ka ayaa sheegay in Moscow...

Koox burcad ah oo Boosaaso lagu qabtay

0
Qaar kamid ah Shacabka magaalada Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay nin hubaysan oo qori ku baaranayay dadka. Shacabka ayaa cayrsaday ninkaas oo tuute ku...

Fiqi” Qoorqoor wuxuu si bareer ah u boobaya kuraasta beellaha”

0
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug in uu ku fashilmay wax ka qabashada dhibaatooyinka ka...

Maamulka cusub Jaaliyada Bergen oo kormeero kala duwan ku tagay goobaha ay isugu yimaadaan...

0
Guddoomiyaha cusub ee dhawaan ladoortey ee maamulka Jaaliyada magaalada Bergen oo ay wehliso Xog-heynta maamulkaasi ayaa kormeero kala duwan ku tageen goobaha ay isugu...

Midowga Musharaxiinta Oo Cambaareeyay Hadal Kasoo Yeeray Duqa Muqdisho

0
Midowga Musharaxiinta ayaa Golaha Bulshada Banaadir uga mahadceliyay sida ay u aqbaleen Codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Murashaxiinta ee ahaa in dib...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...