Shirka watashiga Qaran ee looga hadlayo arimaha doorashooyinka ayaa maalintii labad  galay
Ra’iisul wasaare Rooble oo shirka Gudoomianaya, waxana ka qayb-galaya madaxweynayaasha shantaMaamul  goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir.
Shirka ayaa looga hadlayaa arimo la xiriira dhammaystirka heshiiskii arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September, si loo xalliyo tabashooyin ka soo noqday hirgelinta heshiiskaas, islamarkaana doorashooyinka loo qabto.
Shirka ayaa  waxa ka maqan Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib markii uu hoggaaminta arrimaha doorashooyinka ku wareejiyay Ra’iisul wasaare Rooble
Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com
