Abdirashiid Janan oo u goostay dhanka Midowga Musharaxiinta(Warbixin).

Muqdisho:-Warar hoose oo ay heshay warbaahinta Aragticusub ayaa xaqiijinaya in Abdirashiid janan u goostay dhanka Midowga Musharaxiinta .

Wararka ayaa tibaaxaya in wasiirkii hore ee amniga ku sugan yahay hoyga mid ka mid ah midowga musharaxiinta.

Sababaha kaga soo baxsaday dhanka dowlada ayaa lagu sheegay in markii dowlada hirgalin wayday balamo badan oo ay hore u wada galeen.

Wasiirkii hore ayaa haatan bilaabay wada hadalo toos ah ee uu la yeelanayo madaxweynaha maamulka Jubaland Ahmed Madoobe si dib ugu laabto deegaanada Jubaland.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco www.aragticusub.com

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com