ARAG CADEYMO: Dhul boobka lagu Eedeeyey Ra’iisul wasaare Rooble

Warbaahinta Aragti cusub ayaa Heshay cadeymo muujinaya Ra’iisul wasaare Rooble sida uu dhulka taliska badda qeyb ka mid ah uboobay taas oo dhawaan eedeyn soo baxday lagu muujiyey.

Rooble iyo saaxiibadiisa Qaar sida Wasiir kuxigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan alcadaala ayaa dhul boobka qeyb ka ah.

Cadeymaha Warbaahinta Aragti Cusub aragtay ayaa muujinaya xogo badan oo qarsoonaa iyadoo dadku isweydiinayaan tani Rooble sida ay udhaawaci karto sumcadiisii siyaasadeed.

HOOS ARAG CADEYMAHA AAN ARAGNAY

Xafiiska Engineer Rooble ayaa dhexda ka fadhiya fadeexad Weyn iyadoo mowjada dhul boobka lagu furay ay ugu darsantay kiiskii ikraan tahliil oo dib usoo faageen si ay ugu yaraan culeyska iskaga yareeyo.