Banaan bax balaaran oo looga soo horjeedo dawlada Federaalka oo ka socda Magaalada Muqdisho

Banana bax looga soo horjeedo dawlada Federaalka Soomaliya ayaa hadda ka socda qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Dibad baxaan oo ay ka qayb qaadanayaan boqolaal Dadweyne ah ayaa ka socda wadada sodonka ee Magaalada Muqdisho hase ahaatee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho gaar,ahaan isgoysyada dhigtay baabur Tikniko ah oo ay ku rakiban yihiin qoryaha darandooriga u dhaca balse Dadka dibad baxa dhigaya ayaancabdsi ka qabin ciidamada iyo baabuurta gaahssman ee dawlada Jidadka ay ku xirtay

Qaar ka Tirsan Dadka banana baxayaasha ah ayaa socod dheer ku soo maray wadada sodonka kuwaas oo muujinaya sida ay uga soo horjeedaan Dawlada Federaalka Soomaaliya

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com