Daawo: Wiil Yar Oo Ka Xanuunsan Labada Killiyood oo Lacago La Gudoonsiiyay

Sayid Cali Saalax Ciise oo ah wiilyar 17sano  jir ah Islamarkaanka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyay deeq lacageed oo ay Iska soo Aruuriyeen  Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Oslo ee Dalka Norway

lacagtaan ayaa waxaa soo Aruuriyay Wariye Salaad Daacad oo ku sugan Magaalada Oslo ee Dalka Norway

Bukaanka la gudoonsiyay lacagta ayaa ka mahad celiyay deeqda lacageed ee la gaarsiiyay, waxana u mahad celiyay Wariye Salaad Daacad iyo Dadka kale ee Muxsiniinta ah ee lacagtaasi ku deeqay

Hoos ka daawo muuqaalka:

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com