Deg deg: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Baladxaawo.

Balad-Xaawo, Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland ayaa goordhaw ka qarxay Degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa ayaa mar kaliya ku bilowday si xoogan kadib Ciidamada dowlada oo weerar ku qaaday fariisin Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin duleedka Degmada.

Warar aynu ka helnay qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa ku waramaya in aan la xaqiijiyay karin Khasaaraha dagaalkaas.

WIXII WARAR AH EE KU SOO KORDHA KALA SOCO WWW.ARAGTICUSUB.COM

Xafiiska Wararka, Muqdisho.

Info@aragticusub.com