Dhageyso. Waraysi Xildhibaan hore Galmudug Xasan Cali Dhuux iyo Wararkii ugu dambeeyay shirka Dhuusamareeb

Xildhibaan Xasan Cali Dhuux Cali Maad oo ka Tirsan Xildhibaanadii hore Galmudug kana qayb galaya shirka Dhuusamareeb ayaa ka war bixiyay qabsoomida shirkaasi

Waxaa uu sheegay in saacadihii la soo dhaafay halkaas ay ku kulmeen madaxda dawlada Federaalka iyo kuwa Dawlad goboleedyada Dalka lagana hadlayay sidii u u furmi lahaa shirka

Xildhibaan Xasan Cali Dhuux Cali Maad ayaa sheegay in waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga hadlayo ay tahay doorahsda dalka ka dhici doonta iyo sidii looga qayb qaadan lahaa geedi socodka nabada Soomaaliya iyo xasiloonideeda