Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo markii ugu horeysay xil magacaabis sameeyay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ah Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa maanta waxa uu magacaabay agaasimaha waaxda waxbarshada ee dawladda hoose ee Xamar.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu agaasimaha waaxdaasi u magacabay Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur.

Agaasimahan cusub ee la magacay ayaa waxa uu xilka kala wareegi doonaa Cabdinaasir Rooble Abuukar.

Waa marki ugg horeeysay oo uu xil magacaabis sameeyo Gudoomiye Cumar Filish tan iyo markii xilka loomagacaabah.

Xafiiska Wararka,Kenya.

Info@aragticusub.com