Lafta gareen oo Gudi farsamo u Magacaabay dad si sharci daro ah ku dhistay dhulalka danta guud(Aqriso).

Baydhabo, Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Abdi Casiis Ahmed Mohamed (Lafta-gareen) ayaa maanta wareegto ku magacaabay Gudi farsamo oo soo qiimeeya dad si sharci daro ah ku dagay inta u dhaxeysa Garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo isbitaalka Magaalada.

Gudigaan oo ka kooban 13-xubnood ayaa ah kuwo qiimeyn ku soo sameyn doona dhulkaas iyo dadka dagan.

Halkaan ka aqriso Wareegtada uu soo saaray Lafta Gareen.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com