Maamulada Puntland iyo Jubland oo soo magacaabay Xubnihii ku matali lahaa gudiga doorashada

Jubland iyo Puntland ayaa magacaabay xubno ka kooban 8 ruux  oo labada dhinac ah, oo ah kuwa heer Dowlad Goboleed oo doorashada ku matalaya .

Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira Rag iyo Dumar oo maamuladaasi ku matalaya doorashooyinka

Liiska Guddiga Doorashada Jubbaland iyo Puntland oo kala ah:-

Guddiga Jubbaland

1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi

Guddiga Puntland

  • Cabdikariim Muuse Maxamuud
    2- Muuse Cabdulqaadir Ducaale
    3- Axmed Cabdi Maxamuud
    4- Caynaanshe Yuusuf Xuseen
    5- Caydaruus Axmed Faarax
    6- Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
    7-Farxiya Xuseen Maxamuud
    8- Canab Xaaji Saleebaan Warsame
  • Qaabka loo magacaabay guddiyadaan ayaa ka duwan habraaca sharciga ah ee lagu yaqaanay magacaabista .

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com