Puntland iyo Jubland oo ku baaqay in shir deg deg ah ay isgu yimaadaan Dawlad Goboleedyada iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya

Warmurtiyeed wadajir ah oo soo saareen Puntland iyo Jubbaland ayaa loogu baaqay Dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah in ay shir deg deg ah isugu yimaadaan Muqdisho 30 bishan Janaayo.

Puntland iyo Jubbaland waxay sheegen in ay diyaar u yihiin, sidii dalka uga dhici lahayd doorasho loo dhanyahay oo lagu kalsoonaan karo.

Sidoo kale Puntand iyo Jubbaland ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka in ay gacan ka geytsaan badbaadinta Soomaaliya, haddii bay yiraahdeen la gaaro 8-da Feebaraayo, iyadoo aan laga heshiis doorashada.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com