Norway oo sheegtay in guud ahaan wadanka xuduudihiisa la xiray

Kadib shir jara’id oo ay qabatay ra’sul wasaaraha Norway Erna Solberg ayeey ku sheegtay in guud ahaan wadanka xuduudihiisa laxiray muda 2-bo usbuuc ah.

Dadka wadanka degan ee doonayo in ay dib ugu soolaabtan marka laga reebo cid soo gelikarto majarto ayeey tiri Erna Solberg .

“Waxeey intaas ku dartay in dadka wadanka kabaxayo ay joogaan hadii ay jirin waxyaabo daruuri ah oo ay u baxayaan si loo yareeyo faa-fitaanka qaabuqa cusub ee uk verus oo dhawaan Norway soo gaaray .

Wadamada Norway xuduud wadaaga la ah ayaa iyaha xiray xuduudahooda waxaana ka mih ah Swdan  , Denmar, Filamd, iyo Rusland kadib markii dhawaan Norway laga helay karoonaha cusub ee kasoo bilawday Uk.

Dowlada ayaa dhawaan bandow ku soo rogtay ilaa 9-degmo oo ay ku jirto Oslo waxaana dhamaan al-baabada leesugu dhiftay xarumihii ganacsida sida suuqyadi sentaradi iyo goobihii dadweeynaha ay ku kulmi jireen.