Madaxweyne Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka ka socda Dhuusa-Mareeb.

Dhuusa-Mareeb, Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Qoor-Qoor ayaa ka hadlay dagaalka xalay iyo Maanta ka socda Dhuusa-Mareeb.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Qoor-Qoor ayuu arintaas kaga hadlay.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com