DHAGEYSO:- mid ka mid ah macalimiinta Dugsiyada lagu barto Qur’aanka Kariimka Oo codsaday in la caawiyo

mid ka mid ah macalamiinta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka lagu barto dhigo oo kunool magaalada muqdisho ayaa shacabka soomaliyeed ugu baqaay in si isxilqaan ah ku dhisaan dugsi lagu barto qur,anka.

macalin axmed macalin abuukar ayaa u shegay warbaahinta in ardayda hada aysan meel u haynin asigoo codsi u diray dadka soomaaliyeed.

Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com

wixii sadaqa ah waxaa ku dirikarta nabarada kala ah.
0615951760 ama 0618227619