Norwey tirada dadka oo sooridanayo Corona virus oo sii kordhayo

Xili caalamka si xoowli ah ugu siifaafayo cudurka halista -Corona-virus ayaa wadanka Norwey waxaa sii kordhayo dadka laga helay caabuqa Corona virus.

Tirada ayaa maalinba maalinta kadanbeeyso sii kordheeyso sida ay sheegayaan warbixinada laga helayo goobaha caafimaadka.

Dadka  ilaa hada xaqiijiyay in ay qabaan coronaviris ayaa tiradooda lagu sheegay in ay gaarayaan  703 qof iyadoona maanta kali ah 38 qof dad gaarayo lagahelay caabuqa Corona virus.

Cabsi badan ayaa jirto kadib markii ay dowlada kudhawaaqday in iskulaadka iyo xanaanada caruurta  leesuguyimaado laxirayo qabsi lagaqabo faafida cudurkan dunida ka qeeylisa  .