Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo Si Rasmi ah Xilka ula wareegay+Sawiro Daawo:

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Munaasabad ka dhacday Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya gaar,ahaan Xafiiska  Ra’iisul Wasaaraha  ayaa waxaa ka qayb galay ma,uuliyiin ka Tirsan Dawlada Federaalka

Sii Hayihii hore Xilka Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleedayaa Xilka ku Wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble,

Munaasabada Xil Wareejinta ayaa waxaa goob o ka ahaa Guddoomiye Ku xigeenka 1aad Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibrahim Muudey iyo Mas,uuliyiin iyo xubno ka socday Safiirada Beesha Caalamka.

.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com