Sheekh Shaakir:Dowlada waxaa ay hurineysaa Colaad hor leh.

Dhuusa-Mareeb,Sheekh Shaakir oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Galmudug ayaa ku eedeeyay dowlada in colaad ka hurineyso Galmudug.

Sheekh Shaakir oo soo saaray Warsaxaafadeed ayaa sheegay in dagaalka ka socda Dhuusa-Mareeb Mas,uuliyadeeda leedahay dowlada.

Waxaa uu tilmaamay in ciidamo ka amar qaata dowlada xalay si bareer ah weerar ugu soo qaadeen xarunta INJI oo ay ku jiraan Ciidamada Ahlu-Suna.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Sheekh Shaakir.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com