Shirkadaha Korotada Soomaaliya oo kordhiyay qiimaha ay ka qaadaan macaamiishooda

Shirkadaha Korontada ayaa ku dhawaaqay qiimo kordhin ay ku sameeyeen qidmada laga qaado dadka adeegooda isticmaalaya laga bilaabo bishaan kadib shidaalka oo qaaliyoobay.

Shirkadaha kala ah Beeco ‘ Muqdisho Power iyo Blue Skay ayaa boqolkiiba 10 senti ku kordhiyay qiimaha ay ka qaadaan macaamiishooda

Dad badan ayaa hore ugu dhib qabay lacago badan oo ay soo saaraan shirkadaha awooda koronto ee Muqdisho iyo gobollada,taas oo marark aqaarna ay dabka ka dhasha cid ka garaabto la arkin.