Shuruudaha lagarabo qofka dalbanayo  dhalashada dalka Denmark.

 

Dadka ajaanibta ah ee ku nool dalka denmerk ayaa siweeyn u soodhaweeyay hadal dhawaan kasoo yeeray dowlada Denmark kaas i oo dadka lagu wargeliyay in ay udiyaar garoobaan imtixaan hadii ay rabaan dhalashada Denmark.

Sharcigaan ayaa waxa oo soobaxay 2015 taasi oo loogu talagalay in dadka ajaanibta ah ee ku nool wadankaasi lagarabo in ay galaan imtixaan hadii ay rabaan in ay qaataan dhalashada muwaadinimadda wadankaasi.

Imtixaankaani ayaa ah 40 suàalo oo laga rabo in oo saxo ugu yaraan 32 halka loo ogolyaha 8 in uu qaldo.

Suàalahaan ayaa ubadan taarikhda wadanka boqoradi soomaray iyo sidookale magaaloyinka wadankaasi  oo larabo qofku in oo ahaadaa qof guud ahaan wadanka waxbadan ka`og.

Qofka xareeynayo baasaboorka weeyn dalka Denmerk  shuruudaha lagarabo waxaa ka mid ah in oo heestaa sharciga deganaashada in oo waligiis wadanka wax denbi ah kagelin , in oo wax ceer ah qaadan, in luuqada heerka qiimeeynta ah ee loo asteeyay oo gaaraa, in wax deeyn ah lagu laheeyn.

Denmek ayaa ka mid ah wadamada sida weeyn ugu ad-adag dadka soo galootiga ah waxaana wadankaasi iskaga cararay dad aad ufarabadan oo sharciyadi lasiiyay dib looga ceshtay.