Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay Nairobi

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa Nairobi kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo.

Kulanka looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha ka jira xadka iyo sidii labada dal u hagaajin lahaayeen xiriirkooda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu booqasho ku tago magaalada Nairobi, kaddib markii uu aqbalay martiqaad uu u soo diray Uhuru Kenyatta.

Dhawaan ayeey aheed kadib markii oo soogaaray Muqdisho Wasiirka arimaha gudaha kenya kadib markii oo siixoogestay khilaafka 2-dal.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com