Villa Soomaaliya oo laga bilaabay baarista Coronavirus.

Muqdisho: iyadoo siweeyn dunida u halal heeyoso cudurka dilaaga ah ee coronavirus ah ayaa Dowlada Soomaaliya amaanta xarunta madaxtooyada ka bilowday baaris ku aadan arirkaasi oo shalay kiiskiisii ugu horreeyey laga helay garoonka Soomaaliya

Waxaa xiligaan ka socdo  xafiisyada qaar ee Villa Soomaaliya, holwadeeno kasocdo wasaarada  caafimaadka ku waas oo baarayo mas’uuliyiinta  Villa Hargeysa oo ay ku shaqeeyaan guddiyada joogtada ee baarlamaanka Soomaaliya.

Dadka baarista lagu sameeyey waxaa ka mid ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka, Mahad Cabdalla Cawad oo boggaadiyey tallaabada dowladda.

Dadka ayaa lagu amray in ay yareeyaan kulamada iyo shirarka sababa lasheregay in longa hortagaayo faafida cudurkaan dunida u caaladahay.

M/weeynaha soomaaliya Mohamed Abdullhi Farmaajo oo xalay ka hadlay cudurka Coronavirus ayaa shacabka soomaaliyeed iyo culumada ugu baaqay in ay duceestaan

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com