Wariye Goordhaw lagu dilay Degmada Afgooye.

Afgooye,Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Wariye u shaqeynayay TVga Universal iyo Idaacadda Kulmiye lagu dilay degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose.

Wariyaha ayaa lagu magacaabayay Cabdiwali Cali oo Ku magacdheeraa Online.

lama oga ilaa hada cida ka dambeysay dilka wariyaha wixii warar ah ee ku soo kordha

Wixii Warar ah ee ku soo kordha kala soco www.aragticusub.com

Xafiiska Wararka,muqdisho.

info@aragticusub.com