Xaflad lagu Taageerayay Musharax Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidoow Abuukar oo ka dhacday Magaalada Muqdisho

Munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu Taageeray Musharax Cabdi Raxmaan Iidoow Abuukar oo u Taagan qabashada Kursiga Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee Beesha Moobleen Cusmaan  2021 iyo 2025

Munaasadabada ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Odayaal , Waxgarad , dhalinyaro, Aqoon yahano Iyo Haween  Waxaana Xubnihii ka qayb galay munaasabada dhammaantood ay qireen in Musharax Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidow Abuukar uu yahay Aqoon yahan PHD Holder ah  ayna ka rajeynayaan in Beesha Moobleen Cusmaan Kuriga uu ku mateli doono wax badan ugu qaban doono

Musharax Xildhibaan ahna Aqoon yahan Cabdiraxmaan Iidoow  Abuukar ayaa isna u mahad celiayay Dadkii ka soo qayb galay Xaflada ee dhiiro geliyay Musharaxnimadiisa Xildhibaan ,isaga  balan qaaday in kursiga Xildhibaan ee Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  sanada 2021 iyo 2025 ee uu u tartamaayo uu ugu Adeegi doono  Dalkiisa iyo Dadkiisa

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com