WararkaAfrikaDunida Xeerilaalinta qaranka ku wareejiyay macluumaad ku saabsan markab dhuxul siday By admin - June 1, 2022 Share FacebookTwitterWhatsAppEmailPrint Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.