25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

QM oo ka hadashay Dhalinyaradii dil wadareedka loogu geystay Gololeey

0
Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ahna Iskuduwaha Arimaha Baniaadanimo ee Soomaaliya Mr. Adam Abdelmoula ayaa muujiyay sida uu...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Guddi u saaray dhacdadii Gololeey

0
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa cambaareeyay falkii foosha xumaa dil wadareedkii arxan darada ahaa ee shalay deegaanka gololeey loogu geeystay dhalinyaradii howlaneyd u...

Rabshado ka dhashay dilkii Nin madow ahaa oo weli ka socda Minnesota

0
Wali waxaa gobolka Minnesota ka soconaya mudaaharaad ay wadaan dad careysan oo ku baaqaya in xabsiga loo taxaabo askartii mas’uulka ka aheyd dilka George...

Dad ka careeysan dhalinyaradii lagu xasuuqay deegaanka Gololeey oo bananbax kadhigay Balcad +SAWIRO

0
Shacabka ku nool degmada Balcad ayaa maanta waxaa ay dhigeen dibadbax ay uga soo horjeedeen 9 dhalinyarada ahaa ee shalay Galab meydkooda la soo...

Meydadka 9- Ruux oo la soo dhigey duleedka degmada Balcad

0
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in duleedka Magaalada Balcad la soo dhigay maydadka sideed dhalinyaro ahaa oo la dilay. Dhalinyaradaan oo...

Haweeney kufsi u geesatay  74-caruur ah  oo maxkamad xukuntay+ Sawirro.

0
  Haweenay u dhalatay Israa’iil ayaa lasoo taagay maxkamad kutaala magaalada Jerusalem, waxa ayna haweeneydan wajaheysay dacwado la xariira in ay kufsi u geesatay  74-caruur...

Spain oo u baroordiiqeysa dadkii kaga dhintay Cudurka Corona virus

0
Dowladda Spain ayaa bilowday 10 maalmood oo baroordiiq ah  oo lagu xasuusanayo dadkii uga dhintay Cudurka Covid 19. Xukuumadda ayaa sidoo kale amartay in hoos...

Shabaab oo Degmada Ceelbuur ku qisaasay wiil dhalinyaro ahaa

0
Ururka Al Shabaab ayaa fagaare ku yaallo Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, waxa ay ku toogteen nin dhalinyaro ahaa, kadib markii maxkamadda Shabaab xukun...

Faah faahino dheeraad ah ayaa  kasoo baxayaan qarax lala eegtay Ciidamada Itoobiya

0
  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya gaar ahaan kuwa ku howlgalla Magaca Howlgalka Midowga Afrika...

Xildhibaano sheegay in Waare uu ka diiday la xisaabtan

0
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hir-Shabelle oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen in Madaxweyne...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...