25.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Wasaarada caafimaadka oo xaqiijisay kiisas cusub oo coronavirus ah

0
Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqdey 46 kiis cusub oo ah Coronavirus. Fowziya Abiikar Nuur, wasiirka wasaaradaas, ayaa sheegtay bukaanada cusub...

Qoor qoor oo wasiiro cusub magacaabay

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiiro ka dhimanaa Golahiisa Xukuumadda, sidda lagu sheegay wareegto. Digreetada hoos ka akhriso Madaxweynaha Dowlada Goboleedka...

Thaabit Cabdi”Waa nasiib darro in askartii wax badbaadin lahaa wax dilaan”

0
Mudisho:Aragticusub Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadley dadkii rayidka ahaa ee Askari ka...

Taliyaha ciidamada booliska soomaaliyeed oo taliye cusub umagacaabay boondheere

0
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta Cabdi Sheekh Ciise (Cabdi Kumi) u magacaabay taliyaha saldhigga Boondheere. Cabdi Kumi ayaa bedalay Najiib...

Kalkaalisadii u horeysay oo Muqdisho ugu geeriyootay cudurka Coronavirus

0
Zamzam Cali ayaa noqotay gabadhii u horeysay oo Kalkaaliso caafimaad oo u geeriyootay Cudurka Coronavirus, iyadoo shaqaalaha Caafimaadka Muqdisho ay u muroogoonayaan geerideeda oo...

Ilhaan Cumar “Ololaha Cabsi gelinta ee NISA ku heyso Harun Macruf waa mid aan...

0
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa si kulul u cambaareeyay waxa ay ugu yeertay hanjabaada iyo xadgudubka NISA ay ku...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo booqday qosaska dadkii muqdisho lagu dilay 24tii bishan

0
Muqdisho- Aragticusub Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa xalay guryahooda ku booqday qoysaskii labadii qof ee 24tii bishan...

Shaqaalaha Turkiga oo laga daad-gureeyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

0
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho laga daad-gureeyay Shaqaalaha Turkiga, ee muddooyinkii ugu dambeysay ka hawlgalayay Caasimadda Muqdisho. Diyaaradda Turkish Airlines ayaa Shaqaalaha Turkiga ka daad-gureysay Garoonka...

Ra’iisal wasaaraha Briten oo kusoo laabanayo shaqadiisa

0
Ra'iisal wasaaraha dalka england ayaa dib ugusoo laabanaya shaqadiisa kadib markii Muddo laba todobaad laga joogo uu ka soo baxay cisbitaal ku yaal London,...

Guddiga ka hortagga COVID-19 oo Shir xasaasi ah yeeshay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID19,kaas oo inta badan looga hadlo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...